Qarax gaari oo caawa ka dhacay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

0

Hornafrik- Xaafada Ceelqalow ee degmada wadajir ayaa caawa waxaa ka dhacay qarax kadib markii laamiga waxyabaha qarxa loogu diyaariyay Gudoomiye ku xigeenka Amniga ee degmada Wadajir .

dadka deegaanka ayaa sheegay in qaraxa uu dhacay xilli uu meesha marayay gaariga gudoomiye ku xigeenka degmada islamarkaana uu gaariga bur buray uuna ku dhawacmay.

jugta qaraxa oo ahayd mid culus ayaa waxaa laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada Muqdisho.

 

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.