Deg Deg Jawaari oo sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ka dalbaday is casilaad isna uu diiday.

0

Hornafrik- Magaalda Muqdisho waxaa goor dhaw shir Jaraaid ku qabtay Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari waxaana uu ka hadlay halka uu ku dambeeyay ziisada Gilaha shacabka ee la dajinayay.

Gudoomiye Jawaari ayaa sheegay in uu Madaxweyne Farmaajo ka dalbaday inuu iscasilo balse isaga uu diiday.

Jawaari ayaa intaa ju daray in kulan Golaha shacabka Lagu balamiyay maalinta biri ah uu yahay mid aan sharci ahay.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.