Madaxweynaha Soomaaliya oo baajiyay kulanki maanta Golaha Shacabka.

0

Hornafrik– warar ay Hornafrik heleyso ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cadbullahi Farmaajo uu isugu yeeray Gudoomiyaha Golaha shacabka iyo ku xigeenada kuwaa oo uu hadda kulamo la qaadanayo.

Madaxweynaha ayaa wada dedaalo uu ku doonayo inuu ku xaliyo khilaafka mudooyinkaan dambe hareeyay Golaha shacabka.

Madaxweyne Farmaajo ayaana dalbaday in maanta la baajiyo kulanka ay ku madalsanaayeen Xildhibaanada Golaha shacabka.

Dad badan ayaa cabsi ka muujinayay in kulanka maanra haduu dhici lahaa ay jiri lahaayeen rabshado dhex mara xildhibaanada qaar.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.