Deg-Deg Masuul ka tirsan maamulka degmada xamarweyne oo goor dhaw la dilay.

0

Hornafrik- waxaa goordhaw ay kooxo Hubeysan ku dileen degmada Xamar weyne Fargaase oo ahaa gudoomiye waaxeed ka tirsan maamulka degmada xamarweyne iyadoo nin la socday na  uu soo gaaray dhaawac halis ah.

fagaase iyo sidoo kale nin magaciisa lagu sheegay xasan  oo ah Gudoomiye tabeele ka tirsan Xamarweyne ayaa wada socday waxaana rasaas ay kooxo hubeysan ku fureen ka soo gaaray dhaawac halis ah oo uu durba u geeriyooday fagaase.

dhalinyaro ku hubeysan Bistoolado ayaa la sheegay in ay falka geysteen goobtana ka baxsadeen sida aan wararka ku heleyno.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.