Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi oo Safar ku tagay Shiinaha Dunida wax Walba ka filo.

0

Hornafrik-Kadib maalmo la hadal hayay oo aan war Rasmi ah Jirin ayaa waxaa la xaqiijiyay in Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi uu booqasho ku tagay Shiinaha.

Booqashada ayaa waxaa xaqiijiyay Shiinaha iyo kuuriyada waqooyi , waana safar la ogyahay kii u horeeyay ee uu galo Kim John Un madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi tan iyo markii awooda wadankaasi la wareegay Sanadki 2011.

Kim ayaa la qaatay wadahal guul ahaa sidaa waxaa naahisay wakaaladda wararka shiinaha ee Xinhua.

Shiinaha ayaa ah Saaxiibkaa ugu weyn ee dhanka dhaqaalaha ee Kuuriyada Waqooyi.

Maalmihi la soo dhaafay ayaa warbaahinta caalamka aad u hadal heysay in Axadi la soo dhaafay ee 25-03-2018 uu Kim John Un madaxweynaha Kuuriyada waqooyi Tareen ku maray Caasimada Shiinaha ee Bijing.

Kim ayaa April la kulmi doono dhigiisa Kuuriyada Koonfuree sidoo kale May ayaa lagu wadaa inuu la kulmo donal Trum ka Mareykanka.

W/Tarjumay Abdiqani Abdullahi Ibrahim.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.