Wadooyinka xernaa ee magaalada Muqdisho oo dib u furmay.

0

Muqdisho-Hornafrik-Waxaa Saakay inta badan dib u furmay Wadooyinka Magaalada Muqdisho, kuwaa soo la xiray maalmihii lasoo dhaafay.

Muddo Saddex maalmood ah ayay xirnaayeen qaar ka mid ah Igoysyadda ugu muhiimsan Magaalada Muqdisho, iyadoona Saakay dib loo furay.

Qaar ka mid ah wadayaasha Gaadiidka ayaa u xaqiijiyay Hornafrik  in saakay loo ogolaaday in ay maraan wadooyinka, islamarkaana la qaaday qadkii cagaarnaa.

Ciidamada Ammaanka ayaa si weyn adkeeyay Amniga Magaalada Muqdisho ka dib markii ay qaraxyo iyo Weerro toos ah ay ku qaadeen Al-Shabaab xarumo ku yaalla Muqdisho.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.