Dagaal ka dhacay Balcad iyo Shabaab oo guryo iyo Gaadiid Ciidan Gubay.

0

Balcad-Hornafrik-Wararka ka imaanaya dagmada Bacad ayaa sheegayo in uu  dagaal culusi ku dhaxmaray ciidamada dowlada oo gacan milatari ka helayo kuwa midowga Africa ee amisom iyeo  alshabaab oo weeraray halkaa

Dagalka ayaa la sheegay in uu ka dhashay qasaare nafeyd iyo mid maaliyadeed waxaana jirta in gaadiid dagaal iyo guryo lagu gubay intii uu dagaalku socday

dadka deegaanka ayaa sheegay in ay guryaha ku dhaxjiraan ayna arkayaan ciidamada alshabaab oo wadooyinka socda waxaana jira guryo iyo gaadiid dagaal oo ay leeyihiin ciidmada amisom in dab ay qabadsiiyeen

Dagaalka ayaa waxaa dhinac socdo biyo la.aan ka taagan deeganka u wabigu maro

Ma jirto wali cid ka tiraan Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ama Kan Hirshabelle oo ka hadashay.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.