Re’iisul wasaare Kheyre oo ku wajahan Imaaraatka Carabta.

0

Muqdisho-Hornafrik- Xasan Cali Kheyre ayaa maanta u amba baxaya dalka imaaraatka carabta oo uu tagayo marki ugu horeysay tan iyo markii loo magacaabay xilkan sanadki hore.

Dowlada isutaga imaaraatka carabta ayaa kamid ah dowladaha taageera Soomaaliya waxaana sidoo kale jirta in xukuumada Kheyre ay door dhex dhexaad ah ka istaagtay khilaafka Wadamada Khaliijka.

Lama oga inta maalmood ee uu qaadan doono safarka Kheyre iyo sidoo kale waxyaabaja uu kala soo hadli doono madaxda dowladaasi.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.