Golaha Wasiirada Somalia oo leh shir la filayo in lagu Magacaabo Taliyaasha Ciidanka.

0

Muqdisho-Hornafrik=Golaha wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah waxaa ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho iyada oo diiradda saaraya labo qodob.

Golaha ayaa qorshuhu yahay in uu shir gudoomiyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, isla kulanka ayaa la filayaa in looga dhawaaqo Taliyaasha Booliiska iyo Nabad sugidda, waxaana xilalkaan horay looga qaaday 29-kii October.

Tan iyo Xiligaasi waxaa xilalka taliyaasha Nabad sugidda iyo Booliiska hayey ku xigeenada Booliiska iyo Nabad sugidda.

Waxaa saxaafada looga yeeray madaxtiiyada oo uu shirka golaha wasiirada ka dhacayo.

La soco wixi ku so kordha.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.