Deg Deg Taliyaasha Nabad-Sugida , Booliska iyo Asluubta oo lagu dhawaaqay.

0

Muqdisho-Hornafrik=Deg Deg golaha wasiirada ayaa magacaabay taliyasha ciidmada Booliska , Nabad-Sugida iyo Asluubta waxaana loo kala magacaabay
Taliyaha Booliska Bashiir Maxamed Axmed oo hore u ahaa taliye ku xigeen ciidanka Booliska.

Taliyaha Hey’ada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Ee NISA ayaa waxaa loo magacaabay  Xuseen Cusmaan Xuseen oo ahaa wasiir ku xigeenka Caafimaadka.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen Bashiir maxamed Jaamac Bashiir Goobe  oo hada kahor xilkaasi soo qabtay.

Xilalka maanta ay xukuumada soo magacaawday Ee Taliyaasha Booliska iyo Nabad-Sugida ayaa banaanaan tan iyo 29-October Sanadki hore oo xilka laga qaaday.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.