Deg Deg ganacsiga Suuqa weyn ee Bakaaraha oo maanta hakad ku jira.

0

Muqdisho-Hornafrik= waxaa guud ahaan saakay Hakad ku jira Ganacsiga suuqa weyn ee Bakaaraha magaalada Muqdisho kadib markii gudiga ganacsatada Gobolka banaadir shalay ku dhawaaqeen xeritaanka suuqyada.

Khilaaf ka dhashay bixinta canshuurta ayaa u dhaxeeya wasaarada maaliyada iyo ganacsatada gobolka banaadir iyadoo maalmo badan sidoo kale uu hakad ku jiray dhaqa dhaqaaa dekada muqdisho.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.