Maamulka Puntland Oo Cafis U Fidiyay Doontii Ku Qustay Xeebaha Puntland

0

Iyadoo mudooyinkii danbe ay magaalada Boosaaso ka socotay Bad baadinta Hantidii saarnayd Doontii ku xumaatay Badda ayaa waxaa socday Dadaalo ay bixinaysay Maamulka Puntland iyo Ganacsatada taasoo Bad Baadinteeda aan loo kala Harin.

Magaalada Garowe ayaa lagu qabtay Shir jaraaid oo lagu Soo bandhigayey Hantidii Saarnayd doontaasi taasoo kor u dhafaysay $ 7 Milyan Dollar.

Wasiiradda Wasaradaha Maaliyada Ganacsigga Warfaafinta Amniga iyo Haweenka Puntland ayaa sheegay inay Puntland Canshuurtii ka dhaaftay Hantidii lasoo Bad Baadiyey.

Wasiirka Wasaarada Maaliyada Cabdullaahi Siciid Carshe Dhaqaaje ayaa shacabka Boosaaso uga mahad celiyey dadaalkii dheeraa iyo isku tashiga ay Sameeyeen.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.