Ururka Alshabaab Oo Lacago Badan Kahelo Dhaqaalaha Lasiiso Soomaaliya

0

Alshabaab ayaa la sheegay in Malaayiin Dolar ay kasameeyaan Sanad kasta Gar gaarka shisheeye ee Soomaaliya la siiyo gaar ahaan gargaarka ay Bixiyaan Wadamadda Reer galbeedka ee doonaya in ay Alshabaab Ciribtiraan.

TVga CNN ka ee Mareeykanka laga leeyahay ayaa baahiyay in Baaritaan uu sameeyay uu shaaca ka qaaday in lacago QM ay si toos ah u siiso  Dadka Gudaha ku barakacay ay ku Dambeeyaan Gacanta Alshabaab.

TV-ga oo soo xiganaya masuul ka Tirsan hayadda sirdoonka Soomaaliya oo uu sheegay in uu horay uga tirsanaa Alshabaab ayaa Tilmaamay in Alshabaab Kumanaan Dolar Maalintii ka Sameeyaan Canshuur ay ka qaadaan gargaarkaasi.

 

Warbixin dheer ee uu qoray TVga ayaa lagu sheegay in arintaan ay dhabar jab ku tahay qorshaha lagu ciribtiraayo Dagaalamayaasha Al-shabaab gargaarka ay shabaab lacagta ku helaan ayaa lagu tilmaamaa in ay ka mid tahay ilaha dhaqaalo ee wanaagsan Alshabaab.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.