Mareeranka Diyaar Ayaa U Nahay Wada Xaajood Aan Lagalno Kuuriyada Waqooyi

0

Madaxwayna ku xigeenka dalka Mareykanka Mike Pence ayaa sheegay in Mareykanka ay diyaar u yihiin wadahadalo ay la galaan Kuuriyada Waqooyi.

Tani waa isbadal muhiim ah oo ku yimid mowqifkii Mareykanka ee ku aadanaa Kuuriyada waqooyi, horey waxa ay maamulka madaxwayne Trump ay si cad u sheegi jireen in aysan wax wadahadalo ah la galayn hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi Kim Jong Un ilaa uu ka muujinayo in uu ka talabaxay barnaamijkiisa Niyukleerka.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.