Aqriso War Murtiyeedkii Laga Soosaray Shirkii Amniga Qaranka

0

Shirkii golaha Golaha Amniga Qaranka Soomaaliya ee u dhaxeeyay Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyadda ayaa xalay saqdii dhexe waxaa lagu soo gebagebeeyay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka waxaana shirka laga Soo saaray Qodobo Dhowra oo ay isku raceen madaxda Qaranka Mudada uu socday agaasime ku xigeenka warfaafinta  madaxtooyadda cabdifitaax aware ayaa warbaahinta u faahfhiyay qodobadda madaxdu ay ku heshisiiyeen.

Cidmadda Booliska iyo daraawiishta maamul goboleedyadda in ay hoos tagaan Taliska booliska Soomaliya

Sidoo kale waxaa leesku racay heshiis ku meel gaar ah oo ku saabsan qeybsiga qeyraadka dalka sida mar kale uu sheegayo agasime ku xigeenka warfaafinta madaxtooyadda

 

Shirkaan midka xiga ayaa la sheegay  in lagu qaban doono magaaladda baydhabo ee xarunta maamulka Koonfurgalbeed Soomaliya

Shirka golagha Amniga Qaranka Soomaliya waa markii lixaad ee la qabto markastana qodobada laga soo saaro ma dhaqan galaan lamana oga qabadda hortaagan

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.