Axmed Madoobe oo magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada sare iyo Xeer ilaaliyaha Jubbaland-Akhriso Digreeto

0

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa lagu magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada sare iyo Xeer ilaaliyaha maamulkaasi.

Axmed Madoobe ayaa u magacaabay Sheekh Cabdishakuur Ibraahim Cabdi in uu noqdo gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Jubbaland halka Xeer Ilaaliyaha maamulkaasi u magacaabay  Maxamed Sheekh Cusmaan Siciid.

Magaacaabisa Gudoomiyaha Maxkamada sare iyo Xeer ilaaliyaha Jubbaland ayaa kusoo aadeysa xili magaalada Kismaayo ka taagan xiisad siyaasadeed laguna eedeeyay Madaxweynaha Maamulkaasi in awood u sheeganayo dadka kasoo horjeeda.

Halkan ka Akhriso Digreetada Magacaabista

Maxkamadda Sare
Maxkamadda Sare
Xeer Illaaliyaha Guud
Xeer Illaaliyaha Guud

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.