Wasiir Sabriye oo Muqdisho ka furay shirka xasilinta Dalka

0

Wasiirka arrimaha gudaha,Federaalka iyo dib u heshiisiinta Dowladda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shirka xasilinta Dalka.

Shirkan waxaa ka qeybgelaya wakiillo ka socda dowlad Goboleedyada dalka ,Beesha Caalamka iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

Shirkan sidoo kale waxaa ka qeybgelaya madaxda Maamulka Gobolka Banaadir oo isagan ka qeybgala shirarka dowladda dhexe iyo dowlad Goboleedyada.

Shirkan ayaa diiradda lagu saaraa amaanka dalka iyo xasilintiisa,waxaan Wasaaradda kala qeybgala dowlad Goboleedyada iyo wakiillada Beesha Caalamka ee jooga Muqdisho.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.