Akhriso:-Baarlamaanka Jubbaland Oo Xasaanadii Kala Noqday Mid Ka Mid Ah Xildhibaanada

0

War Qoraal ah oo ka soo baxay gudiga Anshaxa ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in xasaanadii laga qaaday Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan.

Gudiga ayaa Xildhibaanka waxa ay ku eedeeyeen in uu galay faldambiyeed la xiriira been abuur iskahor keenid iyo qalqal gelin Gayiga Jubbaland iyo in uu keenay mooshin been abuur ah sidaasna ay xasaanadii uga qaadeen.

Hoos Ka Akhriso Warqada Xasaanada looga qaaday Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan.

Warqada 2
Warqada 2

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.