Nin Ajnabi Ah Oo Lagu Dhex Toogtay Xarun Hay’adda Unicef Ku Leedahay D/Wadajir

0

Dilkaan Ninka Ajnabiga ah ayaa waxa uu ka dhacay Xaafada Buulo Xuubeey ee degmada Wadajir gaar ahaan Xafiiska Hay’adda Unucef,waxana la sheegay in lagu dhex dilay Nin u Shaqeynayay Hay’add lagu Magacaabo SKE oo qandaraasyo ka hesho Unicef.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay HornAfrik u sheegen in dilkaas uu fuliyay mid ka mid ah Ilaalada Xarunta kadibna uu goobta ka baxsaday oo aan la qaban.Weli macada sababta kad ambeysa dilka Ninka Ajnabiga ah ee u Shaqeynayay Hay’adda SKE.

Baaritano ayaa haatan socda kaas oo lagu badi goobayo Shaqsigii ka dambeeyay dilka Msuulkaas oo aan weli la shaacin dalka u u dhashay.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.