Qarax Miino Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0

Qarax miino ayaa goor dhaw ka dhacay xaafadda digfeer ee degmada Hodan waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah iyo Xoolo ka agdhawaa.

dad ka ag dhawaa halka uu qaraxa ka dhacay ayaa ii wara may waxayna ii  sheegeen in qaraxa la geliyay darbiga Guri ay dad shacab ah daganaayeen.

magaalada muqdisho ayaa mal mahan iska daganeed xaladeeyda waloow mararka qaar eey ka dhacaan dilal qor sheesan.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.