Wasaaradda Caafimaadka Oo Amar Ka Soosartay Dhaqaatiirta Ajaanibta

0

War ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu amray Hay adaha Caafimaadka ee ka howl gala Muqdisho in ay diiwaan geliyaan Shaqaalaha Caafimaadka ee Ajnabiga ah.

Warqaddan ayaa lagu sheegay in ujeedadeedu tahay hubinta tayada dhaqaatiirta Caafimaad ee ka how lgalaya Magaalada Muqdisho.

 

Aa44 1132x670
Aa44 1132×670

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.