Madaxweynaha Soomaaliya Oo Magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho

0

Wareegto ka soobaxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya

Mar kuu arkay soo jeedintaWasaaradaArrimahaGudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta.

Markuu wadatashi la sameeyey isla markaasna dhageystey talooyinka RaiisulWasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya.

Madaxweyahu waxuu shaqsiyaadka hoose u magacaabay xilalka kala ah

Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng. Yarisow waxaa  loo magacaabay Guddoomiyaha gobolka Benaadir Ahna Duqa Muqdisho;

Maxamed Cabdullaahi Maxamed waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka 1aad eeAmniga iyoSiyaasada.

Hussein Mohamed Nur waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka 2aad eeMaamulka iyo Maaliyada.

Marwo Basma Omar Ahmed waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta

Aadan Sheikh Cali Fidow waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka Howlaha Guud

Xoghayaha Guud waxaa loo magacaabay Cumar Abdirisaak Xuseen

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.