Ciidamo Hada La Wareegay Xarunta Gobolka Banaadir

0

Ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa la wareegau hada Xarunta Maamulka Gobolka Benaadir ee Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar Visha Governo.

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa ii Xaqiijiyay in Ciidanka ay hada ku jiraan Gudaha Xarunta, kuna Wareegsan yihiin Daafaheeda.

Xaruntan ayaa waxaa ilaaliya Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya, kuwaaa oo si sharciyeesan halkaasi kaga howlgalay tan iyo Markii Maamulka Gobolka gacanta ku dhigay Gudoomiye Thaabit Cabdi.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.