Taabit oo Loo Doortay Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Kadib Shirwayne ka dhacay Muqdisho.

0

Maamulka Gobolka Benaadir iyo Maamulada Degmooyinka Gobolka Benaadir ayaa Cod gacan taag ah ugu codeeyay in 2-Sano ee soo socoto uu Gobolka Benaadir hogaamin doono Taabit Cabdi oo ku yimid Doorasho.

Waxaa warbaahinta la hadlay Gudoomiye kuxigeenka arimaha bulshada Gobolka Benaadir Cabdi Xaaji Ereg oo sheegay inay dhamaatay Magacaabis dambe oo la iska magacaabo Duq Magaalo, isla markaana ay si rasmiya u doorteen Gudoomiyaha Gobalka Banaadir, Waxaana Doorashadda ay imaanaysaa xilli khilaaf xoogan uu Taabit kala dhaxeeyo Madaxda ugu saraysay Dalka.

Halkan ka daawo Sawiradda.

Doorashada Gobalka Banaadir
Doorashada Gobalka Banaadir
Gudoomiye Ku Xigeenka Gobalka Banaadir Oo Ku Dhawaaqay Natiijadda Shirka
Gudoomiye Ku Xigeenka Gobalka Banaadir Oo Ku Dhawaaqay Natiijadda Shirka
Shirka Lagu Doortay Taabit
Shirka Lagu Doortay Taabit

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.