Mu waadiniin Soomaaliyeed Oo Lagu Weeraray Wadanka Canada

0

Sedax Dhalinyara ah oo laba kamid ah ay yihiin soomaali Midna uu yahay ajaanib ayaa lagu weeraray Magaalada Toronto ee Dalka Canada mid ka mid ah labada dhalinyaro ee soomalida ah ayaa midna uu geeriyooday midna uu soo gaaray dhaawac cusus hadda waxaa lagu dhabiibayaa mid ka mid ah isbitaalada magaalada Toronto asaga iyo midka Ajnabiga ah oo dhaawac uu soo gaaray.

Laamaha amaanka ee Magaalada Toronto ayaa hadda wado baari taano ay ku ogaanayaan cidii ka danbeysay weerarkaasi ayadoona aan la ogeen sababta ka danbeysa weerarkaas iyo cida ka danbeysay.

Soomaalida ku nool Magaalada Toronto ee wadanka Canada ayaa walaac xoogan ka muujiyay weerarkaan lagu qaaday dhalinyarada oo laba ka mid ah ay a haayeen soomaali halka midkalana uu a haa ajaanib.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.