Madaxweynaha Philippine Oo Amar Kasoo Saray Muwaadiniin tooda Jooga Dalka Kuwait

0

Rodrigo Duterte Madaxweynaha Philippine oo Si carro leh ugu jawaabaye Muwaadiniin u dhalatay dalkaasi ayaa sheegay in ay joojiyeen shaqaale u dirista Wadamada Khaliijka gaar ahaan wadanka Kuwait.

Dhibaatooyinka ugu badan ay la kulmaan Shaqaalaha Philippine ayaa ah in ay Naftooda waayaan waana midda ku dhalisay in ay sameeyaan Baaritaanada Muwaadiniintooda Khaliijka Carabta ku sugan.

Madaxweynaha ayaa sheegay in 4 Philippines ah lagu dilay Guri ay ka shaqeynayeen, taasine ay walwal ku beertay dadka Philippe ee uu warkaan gaaray.

Silvestre Bello III oo ah Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Philippine ayaa dhankiisa sheegay in Marxaladaha ay wajahayaan Muwaadiniintooda in ay Qiimeyn ku sameyn doonaan.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.