Gobolka Banaadir oo war ka soo saaray go’aankii ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha (Akhriso)

0

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa goor dhow war ka soo saaray war saxaafadeedkii shalay ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha, kaasoo looga hadlayay arrinta dhulka danta Guud iyo Ilaalinta Hantida Qaranka.

Shir jaraa’id oo ay qabteen Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Banaadir ee dhanka Howlaha Guud Waaxda dhulka ee dowladda Hoose ayaa lagu sheegay in war saxaafadeedkii ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha  uu xambaarsanaa ama si gaar ah tooshka ugu ifinayay habka loo maamulo dhulka magaalada Muqdisho, isla markaana nuxur ahaan laga dheegan karaa xaalado si gaar ah  loogu cambaareynayo maamulka Gobolka Banaadir iyo dowladda Hoose ee Xamar.

Hadaba war saxaafadeedka ka soo baxay Gobolka Banaadir ayaa sidan u qornaa:-

Warsaxafadeed Gobalka Banaadir
Warsaxafadeed Gobalka Banaadir

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.