Madaxweyne Farmaajo Xaaf Taariiqdaa Xusi Doonto

0

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug ku bogaadiyay tanaasulka iyo biseyl siyaasadeed ee uu ka muujiyay in la isku daro maamullada Ahlu Sunna iyo Galmudug.

Madaxweynaha oo ka hadlayay munaasibaddii xalay ka dhacday Cadaado ayaa sheegay in Madaxweyne Xaaf uu tanaasulaad ku bixiyay nus ka mid ah shaqadiisii islamarkaana u daneeyay Gobolka uu Madaxweynaha ka yahay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Xaaf ay taariikhda xuseyso islamarkaana marka uu xilka ka dego la is weydiinayo waxa uu ka tagay.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.