Koonfur Galbeed Iyo Alshabaab Oo Dagaal Ku Dhex Maray Deynuunaay

0

Xarakada Alshabaab ayaa sheegtay in uu socdo dagaal u dhaxeeya Ciidamadooda iyo Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Koofur Galbeed.

Dagaalkaas ayey sheegtay in uu ka socdo degaannada Deynuunaay iyo Goof Guduud oo ka wadatirsan Gobolka Baay waxaana Alshabaab ay sheegteen in dagaalladaas ay horumar ka sameeyeen.

Ilaa hadda ma jirto ilo ka madaxbanaan Alshabaab oo xaqiijiyay dagaalka ay sheegeen in uu ka socdo Gobolka Baay waxaana Alshabaab ay sheegaan in inta badan degaannadaas ay kala wareegeen Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.