Wadahal xuriyadeeda lagu siinaayo gudoomiye xaliimo yareey oo kasocda dhuusa mareeb

0

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Madaxa-banaan ee qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo yarey” ayaa wali ku xeran  magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobalka Galgaduud ee Soomaaliya.

Xaliimo yarey ayaa sheegtay in wali ay xerantahay oo xabsi guri ay ku jirto, ayada iyo xubno lasocday, waxaana hada socda waan waan lagu doonaya in lagu soo daayo Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Madaxa-banaan ee qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo yarey

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.