Hugaamiyaha Puntland Si Dhow Ayaa Ola Shaqeen Doonaa Madaxweyne Farmaajo

0

Khudbad uu ka jeediyey Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Gaas Magaalada Boosaaso waxa uu soo hadal qaaday caqabadaha marwaliba hor yimaada Dowladda, waxa uuna ka maamul ahaan uu taageerayo Dowladda Madaxweyne Farmaajo.

Waxa uu isweydiiyey Madaxweynaha Puntland, Waxyaabaha had iyo jeer Madaxda dalka looga hor istaago howlahooda, kadibna la eedeeyo, cidda iska leh eedda, waxa uuna isugu jawaabay in aysan Dowladda laheyn eedaha loo jeediyo balse dadka kahor yimaada ay leeyihiin.

Madaxweynaha Puntland ayaa dalbaday in lala shaqeeyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, Khilaaf walibane uu xal leeyahay, ka maamul ahaan waxa uu ballan qaaday in la shaqeynayo Dowladda federaalka tan iyo inta uu ka dhamaanayo waqtigeeda.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.