Dhalin yaro Somaliyeed Oo Lagu Dilay Dalka Konfur Afrika

0

Laba dhalinyaro ah ayaa lagu dilay tuulo u dhaw magaalada Kibtoon ee wadanka koofur afrika, halkaasi oo ay ku lahaayeen dukaamo ganacsi.

Waa dilkii sedaxaad oo ka dhaca dalkaasi sanadkaan bilowga ah oo loo geysto soomaalida ku nool wadanka koofur afrika.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.