Masuuliyiin Xariga Kajaray Xaruntii Hore Ee Ciidanka Asluubta Oo Dib U Dhis Lagu Sameeyay.

0

Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta  Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Xaruntan oo ku taalla waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxaa ay ahayd mid muddo dheer bur bursaneyd waxaana hadda dib u dhis ku sameeyay Taliska Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed.

Munaasibadda xarig jarka waxaa wasiirka kala qeybelaya saraakiisha Ciidamada Asluubta oo uu ugu horreeyo Taliya Ciidamad Asluubta Soomaaliyeed,saraakiil kale oo lagu casuumay.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.