Beeraleyda Shabeelada Hoose Oo Amar Ladul Dhigay

0

Guddoomiye ku xigeenka maamulka gobalka Shabeelaha Hoose Xassan Abuukar Jimcaale ayaa sheegay in Shabaab ay dhibaato badan ku hayaan dadka ku nool degmooyinka ay maamulaan.

Guddoomiye ku xigeenka ayaa sheegay in Shabaab ay shacabka u diideeyn Tacbashada Beeraha taasina ay dhibaato ku noqotay dad badan oo beeraley ah.

Waxeyna dhibaato kutahay ganacsatada beeraleyda ah oo kuxiran qutul yoonkooda malintii waxey suuqa u iib geeyaan.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.