Wasiir Jamaal Waxaan Soo Arkay Dad Aan Sodon Sano Dowlad Soomaaliyeed Arkin

0

Wasiirka qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa isagoo ku sugan Gobalka Sool sheegay in socdaal ku soo maray degmooyin bada oo ku yaala Gobalada Sool iyo Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sheegay in uu noqonayo Masuulkii ugu horeeyay 30 sano kadib oo halkaasi taga kaas oo ka socda Dowlad dhexe oo Soomaaliya ka jirta  wasiir Jamaal ayaa  ka sheekeeyay Hormarada iyo dhibaatada deegaanadaaasi ku soo arkay.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.