Gabar Cod Dheer Ugu Baaqday Dadka Soomaaliyeed ineey Kasoo Gaaran

0

Ramlo Cali Gees waa gabar dayar oo ka soo Barakcday dhibaatada ka jirta gobalka shabeelaha Hoose gaar ahaan Toora toorow waxay sheegtay in loo heesto lacag dhan $900 oo qaliin loogu sameeyay Hooyadeed oo xanuunsan.

Qaliinka Hooyada oo daruuri ayaa Ramlo waxay sheegtay in Book loo furay si ay u bixiyaan Lacagta lagu leeyahay hadane ay u dhamaatay waqtigii jiifka Isbitaalka lacagtana markii la isku daray Daawada Jiifka sariirta iyo Qaliinka ay noqotay $ 900 Ehel iyo qaraabana ay sheegtay in aysan waxba haysan kaliye ay usoo qaaraameyn lacag $100 oo kaliya. Qoyskaan ayaa taageero iyo garab ka codsaday dadka Soomaaliyeed oo wax heesta maadaama ay ku sii socoto lacagta Jiifka sariirta.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.