Axmed Cali Abuukar Xiriir Lama Yeelan Imaaradka Carabta

0

Xeer ilaaliye ku xigeenkii hore ee Soomaaliya Axmed Cali Abuukar ayaa beeniyay in uu xiriir la leeyahay Dowladda Imaaraadka Carabta oo saameyn balaaran ku yeelatay Soomaaliya.

 

Xeer ilaaliyaha oo dhawaan Madaxweynaha Xilka ka qaaday ayaa sheegay in uusan waligiis xirii la yeelan Imaaraadka wararka laga sheegayna ay been yihiin sida uu u sheegay.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.