Dowladda Maraykanka waxaan kor dhineynaa duqeemaha ka geesano Dalka Somalia

0

Taliska Ciidamada Maraykanka ee Africom  Ayaa sheegay  In sanadkaan Cusub ee 2018  ay Kordhin doonaan Duqeymaha Diyaaradeed ee ay ka geysataan Soomaaliya.

Waxaa warka lagu sheegay in Mareykanka uu dowlada Somalia ka caawin doono beegsiga Al shaabaab melaha ay kaga suganyihin Soamaaliya sida ay shaciyeen saraakisha wasaarada gaashaan-dhiga ee Mareykanka .

Sanadkaan 2018  waan kordhin doonaa in gantaalo lala beegsano Alshabaab ayaa warka lagu yiri

Maraykanka ayaa warbixin uu soo saaray sanadkii dhamaaday ee 2017 waxa uu ku sheegay in uu Soomaaliya ka sameeyay Duqayntii ugu badneed.

Dhowr jeer ayaa Ciidamada Maraykanka ee Jooga Soomaaliya waxay ka hor tagayn Gawaari qaraxyo usoo waday Muqdisho, kuwaas oo badankood laga soo abaabulay Sh/Hoose.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.