Golaha Aqalka Sare oo Kal fadhigoodii labaad Maanta lagu wado in lagu soo gaba gabeeyo Muqdisho.

0

Waxaa maanta oo talaado ah lagu wadaa in la soo xiro kalfadhiga 2 ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya,kaasi oo socday muddo 6 bil ah.

Sidoo kale Senaterada ka tirsan  Golaha Aqalka Sare ee dalka, ayaa la sheegayaa in ay fasax geli doonaan,islamarkaana kadib la isku soo laaban doono.

Inta ay Shaqeynayeen Kalfadhigan oo furmay July 12 2017 waxa uu ahaa mid aad u mashquul badnaa  iyada oo la ansixiyay sharciyo badan iyo shaqooyin badan.

Sidoo kale Aqalka Sare muddadii uu jiray kalfadhiga 2aad, waxa ay ka qayb qaateen xal u helidda khilaafaad ka jiray maamul Goboleedyada dalka.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.