Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Shir ka furaya Gobolka Gedo

0

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa oo ku sugan gobalka Gedo ayaa lagu wadaa in maanta uu halkaasi ka furo shir looga hadlayo dhismaha Golaha deegaanka iyo dib heshiisiin loo sameeyo dadka ku nool gobalka.

 

Wasiir Juxa ayaa sheegay in dhismaha Golaha deegaanka ay muhiim u tahay Dowladnimada Soomaaliya si maamulka u gaaro shacabka waxaana maalmihii dambe gobalka Gedo ka taagnaa muran arintaasi ku saabsan.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.