Madaxweynihii Hore Oo Baaq Dheer Diray

0

madaxweynihii hore ee dowladii kumeel garka aheed Cabdi qaasim salaad xasan ayaa kahadlay xaalada dalka uu iminka maraayo .

madaxweyne cabdi qasim ayaa sheegay in aan dalka lagu celin waqtigii burburka asigoo shegay in loo bahan yahay in dalka si wadajir ah loogu shaqeeyo.

sidoo kale wuxuu dar daaran u jeediyay shacabka soomaliyeed iney kashaqeeyan aayaha dalkooda isna cafiyaan guud ahaan shacabka soomaaliyeed.

dhanka kale wuxuu baaq u diray dowlada somalia isagoo dhahay in dadka si cadaalad ah loogu shaqeeyo lagana ilaaliyo in qabyaalad lagu maamulo

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.