Wasiirka Amniga oo raalli gelin ka bixiyay weerarkii Guriga C/Raxmaan C/Shakuur

0

Wasiirka AMniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa raalli gelin ka bixiyay weerarkii 17kii Bishan Ciidamada dowladda ay ku qaadeen Guriga C/Raxmaan C/Shakuur Warsame.

Wasiir Islow oo ka hadlayay madashii xalay lagu siideynayay C/Raxmaan C/Shakuur ayaa yiri “Naga raalli ahaada,waxaan nahay wiilashiina oo wax ku dheelay,raalli gelin ayaana bixineynaa”.

Ciidamada amaanka dowladda Soomaaliya ayaa weerar ay ku dhinteen 5 Qof ku qaaday Guriga Siyaasiga C/Raxmaan C/Shakuur Warsame oo xalay la sii daayay.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.