Dad Shacab Ah Oo Caawa Lagu Dilay Deegaanka Ceelasha Biyaha

0

Wararka ay HornAfrik ka heleyso deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan Koox hubeysan ay deegaankaasi ku dishay dad Shacab ah.

Dadka deegaanka qaarkood oo la hadlay HornAfrik ayaa waxa ay sheegeen in dadka la dilay ay ahaayeen laba qof oo ay ku sheegeen in ay ahaayeen dadka Goofafka ku leh deegaankaas.

Ma jirto cid ilaa iyo hadda sheegatay dilka labadaasi ruux, waxaana haatan ku sugan Goobtii uu dilka ka dhacay Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.