Fanaanadda Gaduudo Carwo Oo Geeriyootay

0

Fanaanadda Shamis Abokor Ismaaciil “Gudoodo Carwo” ayaa ku geeriyootay magaalada Hargeysa ee Somaliland sida uu ku waramayo weriyaha HornAfrik ee gobolka.

Guduudo Carwo waa fanaanaddii ugu horeysay ee Afsomali ku heestaylaga ee laga maqlo Idaacadda 1950-yeedii.

Fanaanada ayaa mudo 25 Sano ah ku xanuunsaneysay Magaalada Hargeysa sida ay HornAfrik u sheegeen fanaaniin iyo Abwaaniin ku nool Hargeysa.

Allaha u naxariistee Gaduudo Carwo ma aysan helin Daryeelkii ay u baahnayd, Waxayna ku noolayd Duruufo adag oo dhinaca Nolosha ah.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.