Galmudug iyo Ahlusunna oo Heshiis Rasmiya Ku Kala Saxiixday Madaxtooyo+Sawiro

0

Ahlu Sunna iyo Gal-Mudug ayaa goordhow heshiis rasmi ah oo ka kooban 14 qodob ku kala saxiixday madaxtooyadda Somalia iyadoo ay goob joog ka ahaayeen madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo qaar ka mid ah golaha wasiiradda ee dowladda Federaalka.

Heshiiskan ayaa qodobada ugu muhiimsan waxaa ka mid ah in hogaamiyaha Ahlu Sunna Sheekh Shaakir uu noqonayo Madaxa Xukuumada dowlad goboleedka Galmudug iyadoo xilkaasi uu yahay mid aysan hore u lahayn maamul goboleedyada dalka.

Halkan hoose ka aqriso qodobada lagu heshiiyay oo dhamaystiran;

Farmaajo, Xaaf Iyo Shaakir
Farmaajo, Xaaf Iyo Shaakir
Madaxda Galmudug+ahlusunna+dowladda Federaalka Ah
Madaxda Galmudug+ahlusunna+dowladda Federaalka Ah
Xaaf Iyo Shaakir
Xaaf Iyo Shaakir

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.