Munaasabado Lagu Xusayo Dhalashada Nabigeenna Oo Ka Socota Gobolada Dalka Soomaaliya

0

Xaflado lagu weyneynayo dhalashadii Nabigeenna Muxamed SCW ayaa maanta ka soconaya gobollo ka tirsan dalkeenna Soomaaliya iyo guud ahaan wadamada muslimiinta ah.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fasaxday dhamaan shaqaalaha rayidka ah xuska dhalashada Nabigeenna awgeed,  taasoo ku beegan 12-ka Bisha Rabiicul Awal ee taariikhda Hijriyada.

Sanad kasta marka la gaaro maanta oo kale waxaa ummadaha muslimiinta ah u dabaaldegaan dhalashadii nabigeenna oo ku asteysan  12-ka Bisha Rabiicul Awal, iyadoo laga sheekeeyo siirada nabigeenna Muxamed.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.