Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle Oo Lagu Dhawaaqay

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeele Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Golihiisa Wasiirada kadib kulamo wadatashiyo ah oo uu maal mahan la lahaa Golayaasha kala duwan ee Hirshabeele.

Wasiirada uu soo dhisay Madaxweyne Waare ayaa ka kooban 57 xubnood,kuwaasi oo kala ah 20 Wasiir,20 Wasiir ku xigeen iyo 17 Wasiiru Dowle.

Golaha Wasiirada ee Dowlad Goboleedka Hirshabeele ayaa inta badan ah kuwo cusub ,balse waxaa kujira qaar kamid ah xubnihii hore oo dib ugu soo laabtay markale Golahaasi

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.