Hargeysa: Wax Ka Agow Goobaha Ay Dadka Iyo Madaxda Ka Codeyn-doonaan, Sawirro

0

illaa 535 goobood ayaa laga codaynayaa Maanta Magaaladda Hargayso, iyadoo Masuuliyiinta Somaliland loo asteeyay goobo gaar ah oo  ka codeeyeen .

Madaxweynaha Somaliland Maxamud Maxamud Silaanyo iyo murshaxiinta madaxrinnimada ee kala ah: Faysal Cali Waraabe, Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Cirro dhammaan waxaa ay ka codeyn-doonaan Xarunta Hey’adda shaqaalaha.

Dhinaca kale dadweynaha oo qaarkood xalay ay goobta cod-bixinta jiifteen waxaa ay ka codeyn-doonaan Hargeysa gudaheeda sida Kheyriya, iskuulladda iyo xarunta degmooyinka.

Doorashada ayaa goobaha cod-bixinta Somaliland ka furmay 7-da subaxnimo, waxaa la filayaa in la soo gabagabeeyo 12 saac gudahood.

 

Mid Ka Mida Goobaha Cod Bixinta Somaliland
Mid Ka Mida Goobaha Cod Bixinta Somaliland
Nashacabka Oo Safaf Ugu Jira Codaynta
Nashacabka Oo Safaf Ugu Jira Codaynta
Shacab Tuban Mid Ka Mida Xarumaha Cod Bixinta
Shacab Tuban Mid Ka Mida Xarumaha Cod Bixinta
Shacabka Oo Safaf Ugu Jira Codaynta
Shacabka Oo Safaf Ugu Jira Codaynta

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.