Taliyihi Ciidamada Taraafikada Oo Xafiiskiisa Muqdisho Ku Geeriyooday

0

General Cali Maxamed  Cali oo lagu naaneesi jiray “Cali Shariif  “ ayaa xalay ku geeriyooday xafiiskiisa uu isla hooy u ahaa

Taliyaha ayaa xanuusan waayadan Waxaana dhawaan laga keenay dalka India .

Saraakiil Taraafikada ka tirsan aya HornAfrik u sheegay in taliyaha uu si KMG 2 isbuuc ka hor xilka ugu wareejiyey ku xigeenkiisi Oo hada hawsha waday .

Cali Sharif ayaa Sido kale so noqday Taliye xigeenkii booliska G/Banaadir .

Saaka ayaa lagu aasayaa qabuuraha Cisbital Madiina .

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.