Qarax ka dhacay Caawa Isgoyska Banaadir ee Muqdisho.

0

Gaari ku jira Baakin oo uu leeyahay Qof Magacisiisa lagu soo koobay Caydiid ayaa loogu xiray Qarax Isgoyska Banadir,

Wariyaha HornAfrik ayaa soo sheegaya in Gaarigan intii uusan u imaan qofkii lahaa uu Qarxay, Waxaana Qofka lahaa oo Magiciisa lagu soo koobay Caydiid hadda su’aalo waydiinaya Hay’adaha Ammaanka, iyadoona ay u muuqato in Qaraxan lagu qaarajin rabay Qofka lahaa Gaariga, balse uu ka badbaday.

Qaraxyadda ayaa ku soo badanaya Muqdisho, iyadoona Labadii Qarax ee ugu dambaysay ee ay ka dhasheen Qasaare badan oo shacab.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.